Dowlada Somalia oo War cusub ka soo saartay xayiraadii saarneyd Magaalada Kismaayo

Illaa Dhowr diyaaradood ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha Kismaayo, iyadoo duulimaadyadii Muqdisho iyo Kismaayo ay dib u bilowdeen. Isbedelkan ayaa yimid ka dib markii Muddo shan cisho ay hakad ku jireen duulimaadyadii Kismaayo, kaddib markii dowladda Federaalka ay xayiraad ku soo rogtay, si ay u carqaldeyso caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo … Continue reading Dowlada Somalia oo War cusub ka soo saartay xayiraadii saarneyd Magaalada Kismaayo